Banner
Wednesday, June 08 2011

BBC: WAREYSI XIISA BADAN ABWAAN SAALAX NUUR SAALAX (DOONYAALE)

Written by Jaamac Nuur Muuse
 
Waxaa wareysi dheer idaacada BBC ‘da laanteeda Afka Soomaaliga gaar ahaan barnaamijka Martida lagu soo qaatey Abwaan da’yar Saalax Nuur Saalax (Doonyaale) oo kamid ah abwaanada Soomaaliyeed kuwa sida aadka ah loo jecelyahay, kuna xeel dheer curinta suugaanta noocyadeeda kala duwan.

Saalax Nuur Saalax waa aaqoonyahan sidoo kale ah suxufi isla markaana ah aasaasihii Idaacada Somali Public Radio (SPR). Sidoo kale Saalax waa nin sameynta laxanka ku wanaagsan isla markaana garaaca musiga.

Wareysigan oo ahaa wareysi gaaban isla markaana aan lagu koobi karin suugaanta Abwaanka ayaa waxaa si heersare ah u wareystey wariyaha Maxamed Xaaji Xuseen isagoo si khaas uga wareystey taariikh suugaaneedkiisa oo kooban.

HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGII

HALKAN KU DHAGEYSO MP3

Waxaan halkaan isku dayay inaan soo qaato heesaha caanka ah qaarka mid ah oo uu sameeyey Abwaan Saaalax Doonyaale

Heestii Deeqa (Ahzaab Osman)
Heestii Waxbarasho (Ilka Case iyo M. Faarax)
Heestii Dhahar (Gulled Axmed)
Heestii Gargaar (Jaabir Jarkabood)
Heestii Fargal (Xanfar)
Heestii Ruun (C/xakiin Sumuni)
Heestii Yaa diidan Dowladnimo (by Jabir, fanaanka ugu da’da yar fanka Soomaaliyeed)
Heestii Dardaaran (Abbas A. Hirad)
Heestii Danab(Faysal Jawaase)
Xornimaa Umudan (Cabbaas Hiirad)
Quruxdii Sanaagiyo Sool Aragtideedaay (Gulled Axmed)
Rajo (Gulled Axmed)
Heestii Ciyaalka Xaafada (Diini iyo Ayaanle)
Heestii Ciida (Gulled Axmed)
Heestii Farduus (C/fataax Yare)
Hestii Suuban (M. Canfari iyo Fartuun Cumar)
Heestii Kusoo Dabaalo

Iyo kuwa kaloo badan oo ku jira websiteyada baahiya fanka iyo suugaanta.

 
Jaamac Nuur Muuse

Comments 

 
0 #14 rabiish cune 2012-03-31 01:11
MR,Doonyaale waa ku hamlyaaynayaa
intaan waxaa kaleeyahay heestaada cusub
eelabada dhaliyara ahii si wanaagsan u qaadeen
qosol dhaba maan arag
dhoola cadaayska beenta
dhulka gaalka yaalaa
waayadan rag dhaawacay
isku soo dhowaanee
dhunkashadu sideey tahay
heestan dhuux yaa layiraadaa
WALAALAYAN I,M HVAING A HARD TIME TO COPY THDE BEFORE FRHE COMMENT CAN YOU GET RID OFF IT PLEASE UNLESS IS IMPORTENT,THANK ,S
Quote
 
 
0 #13 Nuurey 2011-10-15 22:21
Salax, u are the best!!! Saalax shaqsi ahaan, ayaan u aqaan, waa qof xishmad badan, dadkuna, u simanyihii, isku kallsoon , ahna, abwaan, gabyaa, iyo laxamiiste!
Quote
 
 
0 #12 2011-08-24 16:10
saalax nuur saalax noolow
abwaan aan jeclahay lawada jecelyahaad tahee, waligaa jir oo joog.
Quote
 
 
0 #11 2011-08-14 17:20
maasha allah doonyaale waa yahay abwaanka qarniga allaha ku guuleeyo abwaan.
Quote
 
 
0 #10 2011-06-17 09:49
maansha allah abwaan dooyaanle waxaan kugu hambalyaynayaa hibadan ilaah ku siiyay iyo waliba sida aad u jeceshay in aan wadankaaga wax ugu qabato waxad na tahay nin qadarin ku leh somalida gaar ahaan gobolada puntland wali hayland iyo sanaag sida aad ugu ololaysid horumarkeeda codkaaga hada iigu horaysa halkaana waxaa iga soo baxay in aad tahay halyay somaliyeed.
Quote
 
 
0 #9 2011-06-10 09:52
waah waah waa abwaan dhalinyaro ah isla markaana jecel arimaha bulshada hadana u fir fircoon waxaa aad iyo aad loogu xasuustaa heesta dhahar oo uu abwanku siwanaagsan u suubiyey waa ilaah mahadiis waana hibo rabani ah maasha alaah
Quote
 
 
0 #8 2011-06-10 08:28
suugaanta waa qeyb ka mid ah arimaha bulshada lagu wacyi galiyo doonyaale wuxuu qeyb weyn ka yahay kooxda hada soo kacdey ee runtii lagu diirsaday.
Quote
 
 
0 #7 2011-06-09 06:47
Interesting to listen. you got talent , good luck brother.
Quote
 
 
0 #6 2011-06-09 00:06
ninkan waa aftahan weyn maasha alah.
Quote
 
 
+1 #5 2011-06-08 17:19
Muslin weeye dhab ah
May dhalan rogmine
haweenkoo dhan bey
heeybad dheertahay

maasha allah saalax nuur doonyaale waa abwaan qiima leh oo wali dhalinyara ah. waxaan ka daawadey bartamaha videogii lagu gudoonsiinayay abwaanka sanadka. waxaa sugayay sawirka nin weyn laakiin waa nin daayar. maasha allah. waan soo dhaweynaya.
Quote
 

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Discussing the LRT Impact (Dont Pass Us By)

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos