Banner
Friday, July 01 2011

DHAGEYSO--- Idaacada KFAI ee magaalada Minneapolis oo warasatey fanaanada Caanka ah Maryan Mursal Ciise Bootaan.

Written by Saalax Doonyaale

Minneapolis (SPR): Idaacada KFAI ee laga dhageysto gobolka Minnesota gaar ahaan barnaamijka Codka Soomaalida ayaa waxay wareysi dheer la yeesheen fanaanada Caanka ee Maryan Mursal oo u joogtey gobolkaasi arimo la xiriira Iskuul ay ka dhiseyso magaalada Hargeysa iyo lacago ay u raadineysay iskuulkaasi.

Saalax Doonyaale oo wareysigan la yeeshay ayaa wuxuu kala sheekeystey arimo badan oo ay kamidyihiin sababaha ay u timid Mareykanka, Taariikh nololeedkeedii, Ruwaayadii ay dhigtey kuwii xiisaha gaarka ah ku reebey iyo kuwii dhibka kasoo gaarey, arimo la xiriira diidida Abwaan Hadraawi inuu diidey Iskuulka ay ugu magacdartey, Heesta ay u qaadey Somaliland, iyo arimo kaloo badan.

HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA

Download

 

HOOS KU DHAGEYSO MP3

Comments 

 
+1 #4 2011-07-05 16:57
waa wareysi qiima badan. maryan waa qof gob ah waana soo dhaweynaynaa meel walba oo dadkeeda wax lagu gaarsiinayo.
Quote
 
 
+1 #3 2011-07-02 02:23
Waa wareysi aad u xiiso badan runtii , aad baan uga heley wareysigan abwaan Saalax doonyale waa safaxi , aqoonyahan ,waa Abwan waa Gitaar tume . Sxb salaxow Koofiyado Badanidaa adigu horta kkkk. runtii aad ayaan kuugu codeynee wariye xirfadle ah baad tahey halkaa kasii wad anaguna dhaantadaan kaa dhinac tumeynaa .wareysiga maryan mursal ciise waxbadan baad noo daah furtey oo naga daboolnaa doonyaaloow.
Quote
 
 
+2 #2 2011-07-01 23:35
Briliant. I loved it. Maryan mursal is somali icon and living legand.
Quote
 
 
+1 #1 2011-07-01 23:24
waa wareysi aadu xisa badan wan ka halay wana mid profesional ah. maryan wa fananad qaran somalilandna waa dal kuma qaldana fananada in ay tagerto.

wareysigan waxan ka bartey waxbadan and i would like to thank saleh for doing it.
Quote
 

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Discussing the LRT Impact (Dont Pass Us By)

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos