KFAI RADIO: Wareysi dheer oo ay idaacada KFAI ee magaalada MInneapolis la yeelatey filin qaade Barkhad Cabdi oo soo saara aflaanta iyo suugaanta shaashadaha laga daawado ayaa wuxuu dhawaan soo wadaa filin cusub oo la magac baxay "Ciyaalka Xaafada". Filinkan ayaa wuxuu soo baxayaa maalinta Ciida ah.
Barkhad Cabdi ayaa waxaanu wax ka weydiiney filinkaasi iyo waliba taariikh nololeeda Barkhad Cabdi. Sidoo kale Barkhad oo ka hadley filin uu soo saarey sanadkii lasoo dhaafay oo lagu magacaabo "Badbaade".







Comments