Banner
Sunday, October 30 2011

DHAGEYSO---- Barnaamij ku saabsan qoxooti Zanzibar ah oo ku sugan magaalada Muqdisho....

Written by Ahmed Omar

Muqdisho (SPR): Waxaa horey uga barateen idaacada SPR soo gudbinta barnaamijyada qaxootiga Soomaaliyeed iyo waliba barakacayaasha ku sugan dalka gudihiisa iyo dibadiisaba. Barnaamijkan ayaa caawa ka duwan isla markaana ah mid aynu ku eegeyno qoxooti u dhashey Zanzibar oo isla markaasina ku dacdareysay dalka Soomaaliya gudihiisa.

Qoxootigan ayaa soo galay dalka Soomaaliya xiligii dowladii C/qaasin iyagoo kasoo cararey dagaalo sokeeye oo ka dhacay dalkooda.Qoxootiga Zanzibaarka ah ayaa joogey magaalada Muqdisho taniyo waqtigaasi iyagoo qaar kamid ah ay noqdeen halka qaarbadana ay wali joogaan muqdisho, kana shaqeystaan.

Barnaamijkan ayaa waxaanu ku eegidoonaa noloshooda iyo waliba xaalada ay ku suganyihiin.

HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA

Download

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos