Hargeysa (SPR): Waxaa wayadan dame ummada Soomaaliyeed aad ugu soo batey cudurada Jinka Sixirka Iyo Ilcaynta ayaa waxaanu ka wareysaney Sh. Axmed Faarac Cige oo ah oo ka mid ah xarunta daweynta Dhirta ee Daarul-Raxma ee magaaalada Hargeysa. Sheekha ayaa sheegey sidoo kale inay xarumo ku leeyihiin magaalooyinka Boorame iyo Gabiley ee S/land.
Sh. Axmed ayaa Idaacada SPR uga waramey cudurada Jinka, Isha, iyo Waliba Sixirka iyo waliba sida loo daweeyo. Sheekha ayaa sheegey in ay wax ku daweeyaan dadka Quraanka Kariim iyo waliba dhirta dabiiciga ah.
Idacada Bulshada Soomaliyeed oo Iyadu U taagan In ay Dhegeystayaasheeda ka haqabtirto Barnaamijyada wax ku oolka ah ayaa Sheekh Axmed kala hadley in laga hortagi karo arimahan iyo waliba aayadaha looga hortagi karo, sidoo kale ayaa mid waliba si gaar ah uga warbixiyey.







Comments
Waxaan marka hore u mahad naqayaa Mr. Salah Noor Doonyaale oo noo surta galiyay in halkan afkaarta laysku waydaarsado. Jiniku waa wax Allah iyo Rasuulkiisu noo sheegeen.Waxaanse ka digayaa in Quranka laga dhigto mid lacag lugu cuno ee aan laga dhigan mid lugu camal falo. Hadi Walaal Salah Noor aan canaantona waxaan af gaaban ku leeyahay meelaaha fiican aan kugu arkay. Og'ow in ay jiraan meel ka fiican ajarna kuu dheer yahay. This is between me and my brother Doonyaale. Reader don't put your nose in it.