Minneapolis (SPR): Ururka Puntland Diaspora Forum ayaa ka mid ah ururada Soomaaliyeed oo laga aasaasay qurbaha isla markaana sida firfircoon uga qeyb qaatey isku xirka iyo kulminta jaaliyaha reer Puntland ayaa ah mid si baaxadleh usii koraya.
Gobolka Minnesota ayaa ah gobolada Jaaliyadaha reer Puntland ay aadka ugu badan yihiin ayaa ururka PDF waxay shirar ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah xubnahooda ku qabteen maalmihii lasoo dhaafay.
Gudoomiyaha ururka PDF ta ee gobolka Minnesota Col. Maxamed Cabdi Cismaan (Manchino) ayaa waxaanu ka wareysaney ururka wuxuu u taaganyahay, inuu yahay mid dowli ah iyo mid maxali ah, shirkii dhawaan qabteen chapterka gobolka Minnesota iyo wuxuu ku saabsanaa, iyo arimo kaloo badan.
HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA








Comments
Arinku laga hadlayo Puntland ma aha. Waxa laga hadlayaa waa Majeerteen. Majeerteenka raba in ay Masaajiyadda Allah xidhaan. Salah Noor in u ninka raba in u guryaha Allah xidho meesha noo soo galiyo ma ahayn. Salah?
mashiino waa nin qiima leh oo si wanaagsan u hadley wareysiga iyo wariyahana waa nin si wanaagsan u wareystey. bdf halkaa kasii wada howsha ayaan idin leenahay. guul