Banner
Thursday, February 16 2012

DHEGEYSO;Gudoomiyaha Degmada Xingalool Yusuf Warsame oo ka war bixiyey halka uu marayo Dhismaha Suuqa Hilibka Iyo khudaarta ee ka Socda Degamadaasi.

Written by Jamac Nuur Muuse

Xingalool;(SPR) Iyada oo dhowaan degmada Xingalool laga bilaabay dhismaha suuqa hilibka iyo khudaarta ee degmadaasi oo uu dhawaan dhagax dhigey wasiirka gaashaandhiga iyo wasiirka hormarinta deegaanka ee Somaliland.

Dhismahasi oo uu ma,suul ka ahaa gudoomiyaha degmada xingalool Yuusuf warsame Cali Shire, waxana uu Idaacada Bulshada soomaaliyeed uga waramay halka uu maraayo dhismaha suuqasi iyo guud ahaan xalada ay hada ku sugantahay degmadu ee dhinacyada caafimaadka iyo waxbarashada.

Sidoo kale waxa uu gudoomiyuhu ka hadlay wax qabadka maamulka S/land ee gobolka sanaag isaga oo uga mahad celiyey xukumada hada talada haysa wax qabadka ay ka wado gobolka kana codsaday in ay hawsha halkaasi ka sii wadaan.

HOOS KA DHEGEYSO

Download

 

Comments 

 
0 #4 Mohamed Salh 2012-05-09 13:39
runtii aad iyo aad baan u soo dhaweynayaa arintaa
Quote
 
 
0 #3 Cawad Cali Maxamed 2012-04-23 14:33
waa in dadka reer xingalool ay guntiga dhiisa iskaga dhigaan sidii degmada xingalool ay u helilahayd dhamaan adeegyada iyo baahiyaha Magaalo heerkeeda oo kale ah, deegaankastana dadkiisa wax taree ay dhistaan Magaalooyinkood a
Quote
 
 
0 #2 Awad Farabadne 2012-04-23 14:27
Waa waxyar oo ka mida wax qabadkii looga baahnaa dawladu inay ka sameyso magaalda aadka u koreysa ee Xingalool waana inay dadka reer xingalool helaan dhamaan adeegyada dawlada somaliland looga fadhido inay gaadhsiiso, waana u mahadnaqayaa maayirka Yuusuf Warsame
haylyay qaran
Quote
 
 
0 #1 amina 2012-04-17 00:27
ilaahay magane hilib iyo khudrad aan loo kalahayn halaga helo xingalool iyo khudradba
Quote
 

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Discussing the LRT Impact (Dont Pass Us By)

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos