Banner
Friday, February 24 2012

DHEGEYSO: Cuqaasha iyo Isimada reer Maakhir oo siyaabo kala duwana uga Hadalay Dhaawicii loo geystey Qaar kamida ciidamadii ku jirey Xerada Ligle ee Garoowe.

Written by Jamac Nuur Muuse

Garoowe (SPR): Kadib markii dhowaan uu khilaf soo  kala dhex galay ciidamada daraawiishta Puntland ee lagu soo taba baray wadamada Ethopia iyo Yugaandha ee ku sugnaa xerada Ligle ee duleedka magalada Garoowe..

Cidamadan ayaa khilafkoodu ka bilawday kadib markii la isku dayay in  hubka lagaxereeyey hubka oo u badan qoryaha fudud oo horay dawladu ugu qaybisay kuwaasi oo lagu xiray in ay la yimadaan cid damiinata halka qayb ciidamada ka mid ahana hubkaasi loo daayey kadibna ay ka caroodeen cidamadii hubka laga xereeye.

Dhaawac ayaa waxaa kasoo gaarey 4 nin oo kasoo jeeda deeganada Sanaag/Haylaan iyo Galbeedka Bari. Arintaan ayaa dhalisay muran ciidamada dhexdooda ah taasi oo markii damena isu bedeshey gacan ka hadal iyo rasaas waxana waqtiga rasaastu bilaabatay gob joog ahaa Garaad Cabdilaahi Cali Ciid Afhayeenka Isimada Puntland Iyo Caaqil faysal Cabdilaahi faatax Afhayeenka Cuqaasha Gobolada Sanaag Iyo Haylan labadan Oday oo Idaacada Bulshada Soomaliyeed ay waraysi la yeelatay ayaa siyaabo kala duwan uga hadlaya dhacdadaasi.

Caaqil Faysal oo goob joog ka ahaa meesha ayaa sheegey in ciidamada kasoo jeeda Maakhir xad gudub lagu sameeyey iyadoo loosoo kaxaystey tikniko nina baabuur dusha laga marsiiyey, afar nin kalena xabad lagu dhuftey. Arintan ayaa dhacdey iyagoo cuqaasha ay ciidamada Sanaag/Haylaan kasoo jeeda lagu bilaabay rasaasta. Taas ayuu yiri oo aan u qaadanay mid la rabay in lagu laayo ragaasi iyo waliba anagoo cuqaal ah. Arintan ayuu yiri ayaa ahayd  mid qatar ah oo si dhaqsa ah wax in looga qabto u baahan inta aysan masuuliyad daradaasi aysan wax kale isku badalin.

Si kastaba ha ahaatee dhacdadan ayaa siyaabo kala duwan ay uga kala hadleen labadan masuul oo kasoo jeeda Sanaag/Haylaan oo maanta kula kulmay shaqaaqadaasi xerada Ligle ee ku taala Garoowe, halkaasoo ay ku dhex dhexaadinayeen ciidama kasoo jeeda deegaanada ay matalaan ciidankaasoo lagu soo taba barey dalka dibadiisa.

HOOS KA DHEGEYSO

Garaad C/laahi Cali ciid 

Download  

Dhanka kale Caaqil Faysal oo si kulul uga hadley arintan halkan ka dhageyso

Download

Comments 

 
0 #19 WHERE S THE MIND? 2012-03-08 23:58
NABAD BAA CAANO MACAAN EE GARAD IBSADA!
war somaliland kibir umay goosan ee waa
qadiyad dheer oo ninki ALLAH garad siyeey
unbaa fahmayaa ee shekadu yay kula
galin dhaharo dhul baas!
Quote
 
 
0 #18 khatumoseeg 2012-03-08 23:23
labajeblayal magaci darawishtaa mantad asteen dabba danbas dhalaa waa nasibkiin
awrkii cirkad aragteen miyaa waar xamar idinka dheer ma dhulkad raraysan
ileen faqash ma dhaamatoo welee ragbaa naga kinhaya weli ee wa inoo malinta la noo
kinn fasaxo
Quote
 
 
+1 #17 somalidid 2012-03-08 23:13
faqash
Quote
 
 
0 #16 somalidid 2012-03-08 23:11
siilka hoyadiin faqash
Quote
 
 
+1 #15 Libaax Sanaag 2012-03-08 09:10
Waad salaman tihiin dhamaan,marka hore horta aan jojino aflagadada isimada reerka,xaalada taagan wadankana aan hoos u fiirino,adeeray aal hadanu nahay dadka ka soo jeda madaqada sanaag maalin walba waxa lasoo guraa dhawac ciidanka dawlada ah oo lagu soo layay dhul warsangali,waxa aan uga dan leyahay,joojiya qalada iyo sawaxanka iyo aflagadada,arin tanina waxay u taal wasirada arimaha gudaha iyo ka amniga....waad mahadsan tihiin
Quote
 
 
+1 #14 CARMAALE SARE 2012-03-06 18:50
ninka sita damalaxagare sxb
garaadka kadaa cayda waxba lamacaayo
weliba magacaad sidatid raga kasoo jeedaa waxba macaayaan sababtoo ah
intay wax caayayaan hadal ay yidhaahdaan
oo hufan maaywaayin markaa fekerkaaga
geyso laakiin garaad abdullahi garaad aliciid cay muusan mudna waa garaad Qadiyadleh kuwa habeenba meel uhayda maad caydid markaa sxb
waa garaad tolkay jagadiisuna waa banaanka kuwa aan lafaha iidoorka ugu yaryar wax laQaybsada waxka sheed
baaal kolba haday hargaysa aadeen maay cadkooda goostaan intay iyagoo
dhulkaa wayn dega cadquudheed qaadanaayaan kuwaasaa caymudan
waana looyeedhiyaa waxay qabanayaaan
markaa waan yare fogaadaye raali iga ahaada asxaabta
Quote
 
 
+1 #13 CARMAALE SARE 2012-03-06 18:41
anigu waxaan nin raga u aqaanaa ninka
shisheeyaha afka ciida udara
laakiin nin tolkii uxoogweyn uma aqaani
wiil ba,naaneed sxb kor eeg
tankale hadalka garaad abdullahi garaad aliciid ayaa run odhoow
mise huuhaadeenii baynu sheegnaa
garaadku si hufan oo wanaaagsan ayuu hadalkiisu ahaa run ah garaadka
hadalkiisa ayaanu qaadanay waana
garaad abdullahi garaad aliciid waa garaad Qadiyadleh aan marba meel habhablahayn garaad abdullahi noolooow ragii talinjirey ayuu kasoojeedaa
markaa tolooow aan iska daynu habhabta
aan wax Qabsano laakiin eedeenii yaaynaa dadkale dusha uga tuurin aniga
maxaa inala gudboon?
Quote
 
 
-1 #12 CARMAALE SARE 2012-03-06 18:34
WAAR NIMANYAHOOW HADAY PUNTALAND WAX
KA QALDAMAAN MAXAAD LABOODAAN ANIGU
NIN RAGA WAXAAN U AQAANAA NINKA CADOWGA ISKA CELIYA INDHIHIINA KOR UQAADA DHULKEENII AYAA LASHEEGANAYAA
OO LAYNA LEEYAHAY ANIGAA IDIN XUKUNA
WAXAAD KA QAYLINAYSAA WIILAL RASAAS
ISWEYDAARSADEY TANKALE WIILKAN YAREE BUURTAA BOOSAASO OOGADEEDA SAARAN
LAYIDHAAHDO BILIG HADUU XINIINYAO LEEYAHAY MUU AADO WIILSHAA WAQOOYI GALBEED MAAMULKA KASAMAYSTAY EE HAD IYO GOOR SHEEGANAAYA
Quote
 
 
+1 #11 m, sanaag 2012-03-04 17:20
Waxaa layiri Idaha ilaa lagowraco in dhahoodu cirka ma arkaan, dadkii ku midobay Puntland mar hore ayey ka huleleen oo garteen in magacii Puntland loo rogey Majerteenland, waxaa layiri doqonta agteeda usha ku dhufo haddii ay ganweydana dusheeda ku dhufo, hadda waxay maraysaa ku garaac dusheeda,\
Quote
 
 
-1 #10 general gaashaanbuur 2012-03-03 12:29
aad baan ugu xumahay meshaas waxa ka dhacay oo ay kentay nasiib darada oo ay masuul ka yahiin madax ku sheegta reer sanaag sidaas darteed aad ban u dhaliilayaa labaada koofiyad bacle anigu ma aqaan meeel laku doortay eh caaqil ku sheega ama garadada ma oaran karo garaad eh waxaan leeyahay marka koawaad ilahaay haydin soo hanuunsho ilaahay haydin ka dhigo kuwa u damqdo dad kiina iyo dalkiina please iska daaya magacyada iyo taytalk a aad sheganayasaan
Quote
 

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Discussing the LRT Impact (Dont Pass Us By)

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos