Dhahar (SPR): Urur Siyaasadeedka Xaqsoor waxa uu kamidyahay ururada siyaasadeed ee kusoo biirey ama ka tirsan deegaanada S/land.
Ururka Xaqsoor ayaa mantay xafiis ka furtay magaalada Dhahar ee xarunta gobolka Hayland xili ay soo dhaw yihiin dorashooyinka dawladaha hoose ee maamulkaasi waana markii ugu hoaraysey ee xaflada lagu daaha furayo xafiska ururkani lagu qabto magaalada Dhahar Waxaana ka soo qayb galay dadweynaha qaybihiisa kala duwan oo ay kamid yihiin odayaasha dhaqanka,wax garadka, culimada iyo ururada haweenka,
HOOS KA DHEGEYSO










Comments
Siyaasada iidoorka iyadaa liidata oo maanta waxay doonayaan inay ku biiraan Mogadishu. Yaanan tiro buuxsi lagaa dhigan.
Dadkaaga soo raac.
I don't believe these secessionist agents will exist that long or have the support to function in a Warsangeli Country.
It's a little reaction.