Banner
Saturday, March 31 2012

Barnaamijka Fanka: DHAGEYSO--- Wareysi Abwaan C/rashiid, Fanaan Axmed BIif, iyo Fanaan M. Amoore

Written by Naciima Muuse Cilmi

Boosaaso (SPR): Waxaa magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga ee maamul Puntland ayaa waxaa soo gaarey Abwaan C/rashiid Yuusuf Jibriil, Fanaan Maxamuud Amoore iyo Fanaan Axmed Biif iyagoo dhamaan ka sameyn doona deegaanaa Puntland barnaamijyo wacyi galin ah kuwaasoo ay ugu talagaleen shacabka reer Puntland.

Abwaan C/rashiid ayaa ah nin dhawaanahan ku caan baxay heesaha wadaniga ah isagoo ay heesihiisu qaadaan fanaaniin aad u cod halaasi ah ayaa waxaan ka wareysaney socdaalka sidoo kale fanaaniinta kala ah Maxamuud Amoore iyo Axmed Biif ayaa waxaanu weydiiney socdaalkooda inagoo waliba heesa xul ah ay qaadaan fanaaniintan idinla wadaagi doona aadna ku dhex maqli doontaan barnaamijka gudihiisa.

amooreabdirashiid

Axmed Biif ayaa ah fanaan sanadihii lasoo dhaafay gabi ahaanba qabsadey masrax fanka Soomaaliyeed isla markaana aad loo jecelyahay. Sidoo kale fanaan Maxamed Amoore ayaa ku caan ah cod halaasi ah iyo heeso murti badan. Idaacada SPR oo wareysi dheer la sameysey iyo ka bogosha wacan.

HALKAN RIIX OO TOOS U DHAGEYSO BARNAAMIJKA

 

Comments 

 
0 #4 Gorod 2012-04-02 08:00
dalku meel walba waa isku mid haduu abwaanku tago. fadlan yaanan micna loo kala fasirin. abwaanku waxaanu leenahay welcome meel walboo aad tagto ama sanag ama nuugaal. F. Gorod
Quote
 
 
0 #3 daba dhige 2012-03-31 23:02
Weger. ABWAANKIINBA DHAC. War ninkani beesha majeerteen mooyee indha kale ma laha. Magaca sanaag iyo hayland na waaba ka xanaaqaa ee horta barta ninka. Haduu bosaso soo dhaafo waxaan sheegay waa been. Ee iska ilaawa anagaa idinka badinee
Quote
 
 
0 #2 Dhahar Girl 2012-03-31 22:10
war ninkan la baxay axmed adan waar miyaadan maqal abwaanku wuu sheegey inuu mari doono sanaag iyo haylaan. isku xishoo. abwaan waxaan ku leenahay wellcome to puntland welcome to home land. welcome to hayland and sanag.
Quote
 
 
0 #1 axamed aadan 2012-03-31 22:08
maasha allah abwaanka waxaan leenahay sidoo kale waa in uu ku qabtaa bandhig gobolka sanaag. ma aha kaliya inuu u adeego hal beel.
Quote
 

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos