Banner
Monday, May 14 2012

Dagaal kharaar oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo Ciidamada Dowlada iyo Al-shabaab ku dhexmaray qaybo ka mid ah Jubbada Hoose.

Written by Admin

Badhaadhe(SPR) Magaalada Badhaade ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa dagaalo kharaar ku dhexmareen ciidamada Dowlada KMG ah oo garab ka helaya kuwa Kenya iyo xarakada Al-shabaab oo dhinac ah.

Muddo saacado ah ayaa waxaa qaatay dagaalka u dhexeeyey labbada dhinac ee isku fara saaray Badhaadhe halkaasi oo ay horay gacanta ugu hayeen ciidamada Dowlada KMG ah.

Waxaa warar aan halkaasi ka helayno ay sheegayaan in uu dagaalku ahaa mid kharaar oo ay soo qaadeen kooxda Al-shabaab kaasi oo keenay in ay ciidamada Dowlada iyo kuwa Kenya iska caabin xoogan ay sameeyaan.

Lix ruux ayaa geeryootay inta la ogyahay tiro intaasi ka badan ayaa dhaawac soo gaaray waxaana dadkaasi ay dhamaantood yihiin dhinacyadii dagaalamay, in kastoo uu khasaaruhu intaasi ku sii badan karo.

Meleteriga huwanta ah iyo kuwa Al-shabaab toona weli kama aysan hadlin dagaalkaasi ku dhexmaray degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada Hoose, waxaana dagaalkaani qayb ka yahay kuwo soo noq noqday oo ka dhacay Gobolkaasi.

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Discussing the LRT Impact (Dont Pass Us By)

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos