Banner
Monday, May 14 2012

Wefdigii Puntland ee Gaaray India oo maanta la kulmaya Madax ka tirsan Dowlada dalkaasi iyagoo kala hadli doona arimo dhowr ah oo ay ku jirto xaalada Soomaaliya.

Written by Admin

New Delhi(SPR) Magaalada New Delhi ee caasimada India waxaa ku sugan Madax ka socota Puntland uu horkacayo Madaxweyne Abdirahman Sheikh Maxamed Faroole, iyadoona uu wefdigaasi qayb lixaad leh ku leeyahay wasiirka arimaha gudaha Abdulaahi Axmed Jaamac Ilkajiir.

Madaxweyne Faroole iyo wefdigiisa ayaa kulamo shalayto gelinkii dambe New Delhi kula qaatay madax ka socota safaarada Soomaalida ee India oo ay horkacayo Ambbasador Abyan Salah iyo weliba xubno ka socda wasaarada Arimaha debeda India oo soo wefdiga iyagu casumay.

New Delhi waxaa la filayaa in uu maanta ka dhaco kulan xasaasi ah oo dhexmaraya Madaxweyne Faroole iyo madaxda uu horkacayo iyo weliba madax uu ka mid yahay Ra,isal wasaaraha dalka India Manmohan Singh iyo madax ka tirsan wasarada arimaha debeda ee dalkaasi India.

War ka soo baxay safaarada Soomaalida ee India ayaa sheegaya in uu maanta dhacayo kulanka ra,isal wasaraha India iyo Madaxweyne Faroole, waxaana ay diirada saari doonaan xaalada Soomaaliya gaar ahaan tan Puntland, iyadoona Madaxweyne Faroole la filayo in uu Madaxda India kala hadlo arimaha horumarinta Technolajiyada.

Jimcihii tegay ayaa Madaxweyne Faroole iyo wefdi uu horkacayo waxaa ay ka duuleen Garoowe iyagoo gaaray Adis Ababa kadibna kulan la qaatay Madax uu ka mid yahay wasiirka arimaha debeda Ithopia ahna ku xigeenka ra,isal wasaaraha dalkaasi, sidoo kale waxaa nairobi iyana ka duulay Madax uu ka mid yahay Abdulaahi Ilkajir oo ku biiray wefdi Madaxweye Faroole.

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Discussing the LRT Impact (Dont Pass Us By)

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos