Banner
Tuesday, May 29 2012

Ra,isal wasaaraha Soomaaliya iyo wefdi balaaran oo uu horkacayo oo xalayto u amba baxay dhanka wadanka Turkiga iyagoo maalmihii tegay ku sugnaa nairobi.

Written by Admin

Nairobi(SPR) Magaalada Nairobi ee xaruunta wadanka Kenya xalayto waxaa ka amba baxay Ra,isal wasaaraha Dowlada KMG ah ee Soomaaliya iyo xubno uu horkacayo kuwaasi oo maalmahan ku sugnaa Nairobi.

Garoonka Joma Kenyata Airport ayaa waxaa ra,isal wasaare Gaas ku sii macasalaamyey xubno ka tirsan ururada bulshada iyo weliba Madaxdada safaarada Soomaalida ee dalka Kenya oo uu horkacayey Amb, Maxamed Cali Emeriko.

Ra,isal wasaaraha Soomaaliya iyo xubnaha uu horkacayo oo ay ku jiraan qaar ka tirsan wasiirada xukuumadiisa iyo weliba ururo bulsho oo ay ku jirto xaaska Ra,isal wasaare Gaas ayaa waxaa ay u amba bexeen Magaalada Istabuul ee Turkiga.

War-baahinta lama siin wax war bixin ah balse wararka aan helayno ayaa sheegaya in Ra,isal wasaare Gaas oo Magaalada Istanbul u tegayo ka qayb galka shirka dhinacyada Soomaalida uga furmaya Magaaladaasi Istanbuul dabayaaqada bishaan.

Turkiga haatan waaa jooga odoyaal dhaqameed iyo ururo bulsho oo ka doodaya Soomaaliya, waxaana shirka Stanbuul looga hadli doono arimo ay ku jirto ammaanka iyo xasillinta dalka, siyaasadda guud ee dalka, hagaajinta iyo dib-u-soo celinta dhaqaalaha dalka, arrimaha bulshada iyo arimo kale.

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos