Banner
Thursday, May 31 2012

Ciidamada Kenya kuwa Raaskaanbooni iyo kuwa Dowalada oo shaaca ka qaaday in ay gacanta ku dhigeen degmada aFmadow.

Written by Admin

Afmadow(SPR) Magaalada AFmadow ee Gobolka jubbada hoose iyo deeganada ku dhow dhow waxaa ka socday dagaalo kharaar oo u dhexeyey kooxda Al-shabaab iyo ciidamada huwanta ah ee isugu jira kuwa Kenya iyo kuwa Dowlada KMG ah.

Dagaal kharaar oo ka dhacay deegaanka Xayo ee ku dhow degmada AFmadow ayaa wararku sheegayaan in lagu laayey ciidamo ka tirsan kuwa Al-shabaab, sidaasina waxaa sheegay Dowlada KMG ah welina war ka madax banaan lama hayo.

Afhayeenka Meleteriga Kenya Emmanuel Chirchir  oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday in ay
Meleteriga huwanta ah si rasmi ah ula wareegeen degmada Afmadow  ee Gobolka Jubbada Hoose.

" Waxaan xaqiijinay qabashada Afmadow, waxaa noo cad hadda in aan ku dhownahay magaalada xeebta ku taala ee Kismaanyo, waxaan dhowaan si rasmi ah u weerari doonaa halkaasi" sidaasi waxaa yiri Major Chir Chir.

Docda kale masuul u hadlay ciidamada Soomaalida ee dagaalka ku jira ayaa sheegay in ay degmada Afmadow si nabad ah kula wareegeen iyagoo weliba intaasi ku daray in a jireen dagaalo kooban oo k adhacay tulooyin hoostaga Afmadow.

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Discussing the LRT Impact (Dont Pass Us By)

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos