Banner
Thursday, May 31 2012

Shirkii Soomaalida Stanbuul oo maanta furmaya iyo dhamaan dhinacyada Soomaalida oo halkaasi jooga.

Written by Admin

Stanbul(SPR) Magaalada Stanbuul ee wadanka Turkiga waxaa ka furmaya maanta  shir caalami oo loo qabanayo dhinacyada Soomaalida kaasi oo lagaga hadlayo marxalada kala guurka ah iyo weliba horumarka Soomaaliya.

Shirkan oo uu marti gelintiisa lahaa ra,isal wasaaraha Turkiga Rajib dayib Ordogan ayaa waxaa ay qaban qabadiisa socoto mudo dheer isagoo isugu yeeray dhinacyda Soomaalida oo dhan.

Wararka aan ka helayno madasha uu shirku ka furmaya ayaa qeexaya in ay goobta joogaan madaxda Maamulada Puntland, Galmudug iyo Soomaaliland sidoo kale waxaa kulanka goob joog ka ah Madaxda Dowlada dhexe ee Soomaaliya..

Ururo caalami ah iyo weliba Dowladu iyo hay,ado ayaa sidoo kale shirka goob joog ka ah waxaana shirka furi doona Xooghayaha guud ee Qaramada Midoobey Bank Moon iyadoo shirka qaybihii dambe lagaga hadli doono arimaha dhaqaalaha.

Magaalada Stanbuul ee wadanka Turkiga shalayto waxaa ku soo dhamaaday shirkii isimada Soomaalida iyo ururada bulshada kaasi oo lagaga soo saaray qodobo muhiim ah balse aan rasmi ahayn oo ay ka mid ahaayeen in dib loo dhigo Tastuurka cusub.

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Discussing the LRT Impact (Dont Pass Us By)

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos