Banner
Saturday, June 30 2012

Madaxweyne Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo booqanaya Magaalada Hargeysa Bartamaha Bisha Jully kadib warar ka soo baxey Dubia.

Written by Admin

Dubia(SRP) Magaalada Dubia ee xaruunta isutaga Emerat-ka carabta waxaa maalmahan shir ku lahaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed iyo Madaxweynaha Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.

Dubia waxaa ka soo baxaya warar hoose oo ku dhow labbada Madaxweyne kuwaasi oo xaqiijinaya booqasho uu ku tegayo Madaxweyne Sheikh shariif Sheikh Axmed Magaalada    Hargeysa ee xaruunta Soomaaliland.

Madaxweynaha Dowlada KMG ah ee Soomaaliya ayaa la sheegayaa in uu bartamaha Bisha   Jully ee soo socota uu tegi doono Magaalada Hargeysa ee xaruunta Soomaaliland, halkaasi oo ay kulmi doonaan mar kale Madaxda maamulkaasi.

Docda kale wararku waxaa ay sheegayaan in ay jiri karto in uu Madaxweynaha Soomaaliland Siilaanyo isna tago Muqdisho basle warkhtigaasi lama hubbo lamana shaacin sida ay u dhici doonto booqashadiisa.

London waxaa ka dhacay shir caalami ah oo ay yeesheen Madaxda Soomaaliya iyo Soomaaliland kaasi oo looga wada hadley arimaha labbada dhinac, oo mudo badan uu jirey gooni isutaag ay dooneysey Soomaaliland waxaana wada hadaladaasi ka dhashey arimahan oo dhan.

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos