Banner
Thursday, July 05 2012

Dowlada Kenya oo xuduuda ay Soomaaliya la wadaagto ku xireysa qalab lagu ogaanayo dhaqdhaaqa Argagixisada ee xuduuda ka jirta.

Written by Admin

Lamu(SPR) Wasaarada gaashaandhiga ee wadanka Kenya ayaa shaaca ka qaadey qalab casri ah logu xirayo goobaha xuduudaha ah ee Kenya iyo Soomaaliya wadagaana kuwaasi oo aad loo adkeeyey.

Gaashaandhiga Kenya war ka soo baxey waxaa lagu sheegey in xuduudaha Kenya iyo Soomaaliya wadagaan lagu xirayo qalabkaasi casriga ah oo la shaqeeya Dayax gacmedka kaasi oo Kenya ka caawin doona qabashada xubnaha ka tirsan Al-shabaab ee soo geliya xuduudaha.

Kenya waxa ay sheegtey in ilgaar ah loo yeelan doono xubnaha ka tirsan Al-shabaab ee soo goynaya xuduuda ay wadaagaan labbada, xili ciidamo fara badan la geeyey xuduuda labbada dal ee Kenya iyo Soomaaliya.

Jaziirada Kiiwaayo ayaa lagu xiri doonaa qalabkaasi la shaqeeya dayax gacmeedka taasi oo dhanka xuduuda badda la wadaagta wadanka Soomaaliya waana mid lagu eego doono xuduudaha dalka oo dhan.

Julius Melly  oo taliyaha booliska Kenya ee Jaziirada Lamu waxaa uu sheegey in ay soo dhoweynayaan arintaasi oo caawin wanaagsan iyaga siin doonta sida uu u sheegey warbaahinta dalka Kenya, Arintaan ayaa la filayaa in ay wax weyn ka bedesho xaalada taagan.

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Discussing the LRT Impact (Dont Pass Us By)

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos