Banner
Friday, July 27 2012

Meel aad ugu dhow xaruunta uu ka socdo shirka Ansixinta Tastuurka ee Gen, Kaahiyee Muqdisho oo qarax lala eegtey iyo hakad ku yimid shirka

Written by Admin

Muqdisho(SPR) Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya warar kala duwan oo aan haatan ka helayno waxaa ay sheegayaan in uu qarax xoogan ka dhacey meel ku dhow halka uu ka socdo shirka Ansixinta Tastuurka Soomaaliya.

Meel kaabiga ku haysa xaruunta Gen, Kaahiye ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhacey qaraxaasi oo ahaa mid xoogan balse aan u dhicin sidii loogu talo galey sida aan ku helayno warar ka soo baxaya Magaalada caasimada ah ee Muqdisho.

Goobta qaraxu ka dhacey oo ahayd meel aysan dad badan joogin balse ku dhowayd halka shirku ka socdo ayaa la sheegayaa in aysan jirin cid ilaa hadda wax ku noqotey qaraxaasi, sida uu warbaahinta u sheegey maamulka degmada Xamar Jajab.

Maxameed Cali Axmed oo ah Gudoomiyaha degmada Xamar Jajab waxaa uu sheegey in aysan jirin cid ay ka war hayaan oo wax ku noqotey qaraxaasi basle waxaa uu shaaciyey baaritaano ay sameeyeen ciidamada Dowlada KMG ah ee Soomaaliya kuwaasi oo ilaalo gaar ah ka haya xaruunta shirku ka socdo.

Kooxda Al-shabaab ayaa dhowaan waxaa ay ku hanjabtey in ay talaabo ka qaadi doonto odoyaasha iyo Ergada fadhida xaruunta Jen, Kaahiyee Magaalada Muqdisho kuwaasi oo ansixinaya Tastuurka, basle waxaa jirta amaanka goobta oo aad loo adkeeyey iyadoo ay weli jiraan cabasho la qabo maadama goobta baarista koowaad ay ku dhowdahay xaruunta shirka.

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Discussing the LRT Impact (Dont Pass Us By)

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos