Banner
Wednesday, August 08 2012

Madaxweynaha Somali land oo qaabilay Wafdi ka socda Buuhoodle iyo Wada hadal Labada Dhinac dhexmaray.

Written by Xuseen Xuska

Madaxweynaha  Somali land Axmed Siilaanyo ayaa qaabilay Wafdi ka socda Deegaanka Buuhoodle,kuwaasi oo maalmihii aynu soo dhaafnay Caynabo wada hadal kula lahaa Wasiiro iyo Siyaasiyiin ka tirsan MMaamulkaasi.

Wafdiga ka socda Buuhoodle oo la sheegay in uu horkacayo Siyaasi Xaglo Toosiye ayaa la sheegay in ay dhankooda doonayaan in wax laga qabto colaadii Buuhoodle iyo in xal loo helo dagaalada soo noqnoqday ee deegaankaasi.

Wadahadalada ayaa waxyaabihii  laysku soo hadal qaaday la sheegay in ay kamid ahaayeen in Maxaabiista lakala haysto lasoo daayo si loo abuuro jawi is fahan oo horseedi kara in laga wadahadlo mustaqbalka.

Wafdigani ka socda Buuhoodle ayaan la sheegin in Saraakiil ka tirsan Maamulka Khaatumo ay qayb ka yihiin,iyadoona bilowgii sanadkan Maamulkaasi lagu aas aasay Magaalada Taleex,iyadoona dadka kasoo jeeda deegaanada SSC ay isku afgarteen intooda badan in ay taageeraan Maamulkaasi.

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos