Banner
Sunday, August 12 2012

Sarkaal ka tirsanaa Wasaarada Warfaafinta Dowlada Soomaaliya oo lagu dilay Muqdisho.

Written by Admin

Waxaa Saaka lagu dilay Gudaha Magaalada Muqdisho Sarkaal ka tirsanaa Wasaarada Warfaafinta Dowlada Soomaaliya,kaasi oo ay toogteen sida la sheegay kooxo ku hubaysan batoolada Xili uu ku sugnaa Deegaanka dharkinlay ee Gobolka Banadir.

Yuuusf Cali Cismaan ( Yuusuf Farey ) Allaha u naxariistee waxaa uu horay ugu shaqayn jiray Radio Muqdisho,Waxaana goob joogayaal la hadalay Warbaahinta ay sheegeen in Nin ku hubaysan Bastoolad uu Yuusuf ku toogtay goob garaash ah oo uu gaaari uga xaraysnaa Degmada Dharkinlay.

Ciidamo ka tirsan Dowlada ayaa gaaray goobta lagu dilay Yuusuf Farey,iyadoona ilaa iyo hada aanay jirin cid loo soo qabtay dilka sarkaalkani,marka laga reebo su aalo ay laamaha amaanka ay weydiinayaan dad ka agdhowaa goobta uu dilka ka dhacay.

Yuuusf Cali Cismaan Allaha u naxariistee Waxaa isla maanta lagu aasay magaalada Muqdisho,waxaana dilkiisu uu qayb ka noqonayaa dilal qorshaysan oo mudooyinkii aynu soo dhaafnay ka jiray Magaalada Muqdisho.

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Discussing the LRT Impact (Dont Pass Us By)

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos