Banner
Sunday, August 12 2012

DAAWO SAWIRADA : Agaasime Cusub oo loo magacaabay Radio Sanaag.

Written by Admin

Kulan ka dhacay  Xarunta Aqalka Golaha Deegaanka Degmada Badhan,ayna goob jog ahaayeen Saxafiyiin iyo Masuuliyiin kale ayaa wada tashi kadib laysla gartay in Agaasimaha  Radio Sanaag uu noqdo Jaamac Faarax Maxamed,iyadoona isla kulankaasi lagu shaaciyay Wariyayaasha ka howl gali doona Idaacada.

Jaamac Fayte oo kamid ahaa Masuuliyiintii  ay Dowlada Soomaaliya usoo dhiibtay Idaacada ayaa kula dar darmaay Masuulka cusub ee loo magacaabay Maamulka Idaacada iyo weliba shaqaalaha in ay noqdaan kuwo dul qaad badan,isagoona Amaanay kaalintii ay Idaacada SPR ay ka qaadatay horumarka Gobolada Hay land iyo Sanaag.

Saxafiyiin caan ah oo kamid yahay Maxamuud Ciyoon oo kulanka ka hadlay ayaa ku baraa rujiyay Masuuliyiinta iyo Shaqaalaha Radio Sanaag in ay noqdaan kuwo ka shaqeeya horumarka dalka ayna muujiyaan dowr 

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos