Banner
Sunday, August 12 2012

DAAWO SAWIRADA : Turkiga oo ugu Hambalyayeeyay Dowlada Soomaaliya ka gudbida Marxalada KMG iyo Ansixintii Dastuurka Cusub .

Written by Admin

Muqdisho ( SPR ): Kulan uu safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya la qaatay Madaxweyne
Shariif  ayuu ugu hambal yeeyay guulaha ay dowlada Soomaaliya ay
gaartay,gaar ahaan ka gudbida mar xalada KMG iyo Ansixinta Dastuurka
Cusub.

Danjire Cemalettin Kani Torun ayaa gudoonsiiyay Madaxweyne Sheekh
Shariif dhambaal uu uga siday Raysal Wasaaraha Turkiga Rajab Tayib
Ordagan kaasi oo dowlada uu madaxweynaha ka yahay Shariif ku amaanay
talaabooyinka guulaha leh ee ay dowladiisu ku talaab satay.

Madaxweyne Shariif ayaa dhankiisa ka gudoomay Safiirka Turkiga ee
Soomaaliya Mr Cemalettin Kani Torun dhambaalka,iyadoona uu ku amaanay
dowlada Turkiga ee uu hogaaminayo Ordogan xiriirka walaal tinmo ee ay
Soomaaliya la leeyihiin iyo kaalintii lama ilaawaanka ahayd ee ay
Soomaaliya ugu soo gurmadeen.

“Shacabka iyo Dowlada Turkiga waxaa ay kaalin weyn ka qaateen u soo
gurmashada dadkii ku barakacay abaaraha,waxaa ay nagala qayb qaateen
dhismaha dalka,iyagoona sidoo kale deeqo wax barasho iyo adeegyo
caafimaadba siiyay shacabka Soomaaliyeeda,ma ilaawi doono” ayuu yiri
Madaxweyne Shariif .

22
33

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos