Idaacada iyo Shabakada Wararka ee SPR waxaa ay dhamaan Muslimiinta Caalamka iyo Asxaabteeda ku xiran ay leedahay Ciid Wanaagsan,Sanadkan sanadkiisa ku gaara barwaaqo iyo bashbash,Waxaana ay Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta SPR ay ugu bishaaraynayaan Dhamaan Asxaabtooda ku xiran meel walboo ay joogaan in ay usoo gudbindoonaan Warar Maqal iyo Muuqaal ah gaar ahaana ku saabsan siyaabaha ay Muslimiinta iyo guud ahaanba Soomaalida ay uga ciideen dalalka ay joogaan.
Shabakada Wararka ee SPR.FM waxaa ay sidoo kale dhamaan Asxaabta ku xiran ay siinaysaa fursad ay kula wadaagi karaan in ay usoo gudbiyaan Shabakada Sawiro iyo Muuqaal ku saabsan siyaabaha looga ciiday goobaha ay ku sugan yihiin.
Hadaba waxaad si fudud sawirada iyo muuqaalkaba nooogu soo diri kartaan ciinwaanka shabkada.
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it







Comments
Waxaan halkan si gaar ah uga salaamayaa
baashe cali ayaan ruqiya cali ayaan iyo ubadkooda ilma saalax cali ayaan mahdi cali ayaan iyo reerkiisa ilam maxamuud cabdi saalax ilma maxamed cabdi saalax
maxamed cabdi xasan iyo reerkiisa habaryuar siraad cabdi saalax axmed yaasiin maxamed yaasiin iyo ubadkooda
salwe cali maxamed iyo reerkiisa sabaax maxamuud buraale iyo odaygeeda
maryan xaaji nuur iyo gabdheheeda
hooyo faaduma cabdi saalax aamina nuur maxamuud iyo carruurteeda
oo kala jooga hadaaftimo sanaag badhan england maraykan kanada sacuudiga belgium imaaraatka carabta gaar ahaan abudhabi