Banner
Monday, August 20 2012

DHAGEYSO BARNAAMIJKII SALAMAHA CIIDA: Barnaamijka oo si LIVE ah uga baxay KFAI codka Somali Public Radio ee Twin Cities

Written by Admin

Minneapolis (SPR): Barnaamijka Salaamaha ee Somali Public Radio xarunta KFAI ayaa ahaa mid si toos ah ay dadku khadka telefoonka uga qeyb qaadanayeen, isla markaasina ay dadweynuhu farxada ciida la wadaagayeen ehelkooda, asxaabtooda iyo waliba qaraabadooda.

Barnaamijkan ayaa ahaa mid xiisa badan isla markaana khadka tilifoonka gabi ahaanba buuxdhaafiyey, waxaana barnaamijka daadinayay Saalax Doonyaale iyo C/risaaq Cali Boos.

HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA

Download

MP3 KU DHAGEYSO HALKAN RIIX

Comments 

 
-1 #3 Suad Sicid Deyr 2012-08-20 15:10
waxaan salamaya dhamaan reer deyr oo ku kala nool buula burdo, muqdisho, saudiga iyo mareykan. waxaan sidoo kale si gar ah u salamaya abwanka deeda yar salax doenyale. mahadsanid spr aya leyhay
Quote
 
 
-1 #2 abdulle 2012-08-20 14:12
Waxaan halkaan ka salaamayaa dhamaan shaqaalaha idaacada SPR meel waliba ay joogaan. Waxaan si gaar u salaamayaa wariyayaasha Naciimo Muuse Cilmi, Jaamac Nuur Muuse, Yaasiin Cali Ciise iyo dhamaan maamulka idaacada. Waxaan idin leeyahay ciid wanaagsan.
Quote
 
 
-1 #1 Ladan Aadan 2012-08-20 13:13
masha alaah waa barnaamij qiima leh
Quote
 

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Discussing the LRT Impact (Dont Pass Us By)

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos