Banner
Sunday, August 01 2010

Barnaamijka Waxbarashada iyo Todobaadkan 31/07/2010

Written by Siciid A. Baxwal

(SPR): Barnaamijka Waxbarashada waa barnaamij todobaadle ah oo aanu ugu talagalney inaan idiinkaga soo gudbino idaacada SPR. Barnaamijka todobaadkan ayaanu ku wareysaney Aamina Maxamuud Ducaale oo ah qabanqaabiyayaasha Jaamacada Maakhir University isla markaana ah xubin sare ee Maakhir Development Group.

Aamina Maxamuud Ducaale waxay ka mid tahay wufuuda ka yimid dalka Mareykanka oo haatan ku sugan magaalada Badhan si ay u dardar galiyaan yagleelka Jaamacada Maakhir University. Aamina ayaa waxay nooga warbixisey guud ahaan jaamacada Maakhir iyo waqtiga la bilaabi doona, iyo gaar ahaan sababaha keeney in la dhiso jaamacada iyo waliba waxa laga baran doono.

Sidoo kale waxaanu wareysaney Axmed Xaaji Maxamed Xayraan oo ah Directorka Collegeka Tayo ee magaalada Badhan, isagoo nooga warbixiyey collegeka Tayo iyo waxa laga barto, kaasoo ku yaala magaalada Badhan.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyey SIciid Axmed Baxwal.

Download

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Discussing the LRT Impact (Dont Pass Us By)

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos