Ceerigaabo (SPR): Machad farsamada lagu barto oo laga hirgeliyay magaalada Ceergabo oo ay gacanta ku hay'ada Candlelight of Sanaag Region ayaa intii uu furnaa waxa ka qalinjebisay arday gaadhaysa afar boqol oo araday.
Mudane Xassan Cali oo ah wakiiilka hay’ada Candlelight ayaa wuxuu wareysi siiyey idaacada SPR isagoo ka warbixiyey macahadka iyo siyaabaha uu u shaqeeyo ayaa wuxuu idaacada SPR usheegay in macahadku wax wayn ka taray dhinaca xirfadaha iyo shaqa abuurista bulshada gobolka Sanaag gabi ahaanba.
HALKAAN WAREYSIGA AALAD KALE KU DHAGAYSO
SAWIRADA ARDEYDA MACHADKA FARSAMADA









