Badhan (SPR): Siminaar lagu qabtey magaalada Badhan oo ay soo qababan qaabiyeen machadka caafimaadka ee OTTI magaalada Badhan ayaa looga hadlay naas nuujinta iyo waxtarkeeda.
Idaacada Somali Public Radio ayaa waxay wareysi qaas ah la yeelatey madax machadka OTTI Muuse Axmed Muuse oo ah machad aad u balaan oo ka furan degmooyinka Ceerigaabo, Badhan iyo Dhahar oo hada laga hirgaliyey.
HALKAAN AALAD KALE KU DHAGAYSO
SAWIRADA HALKAAN KA DAAWO









