Banner
Sunday, October 31 2010

Warbixin ku saabsan machad laga furay magaalada badhan oo shareecada Islaamka (DAAWO SAWIRADA)

Written by Yaasiin Cali
Badhan (SPR): Xaflad si wayn loo soo agaasimay ayaa manta lagu qabatay xarunata machadka IQRA'xafladan ayaa waxa looga hadlayay furitaan machadka iqra oo laga furay magaalada badhan, dadkii ka soo qaybgalay xafalada ayaa waxa ka mid ahaa oday dhaqameedyo,mas’uuliin,macalimiin,bahda caafimaadka,ururada bulshada.
 
Maamulaha machadka sh.c/rashiid sh.saalax ayaa ugu horaytii ka hadlay kulankaas isago faafaahin ka bixiyay machadka iyo siyaabaha uu shaqeeyo shiikha yaa ku dheeraaday xaalada waxbarshada iyo baahiyaha waxbarashada ee ka jira g/snag,
Sidoo kale waxa uu ka hadlay kaalinta qiimaha badan ee  uu ka ciyaari karo machadku dhinaca kor u qaadist iyo tayada waxbarada ee g/sanaag .
 
Maamulaha dugsiga AL-NUUR maxamuud amxamed cumar ayaa isna ku dheeraaday qiimaha waxbarshada iyo kaalinta wacan ee ay ka qaadan karto soo saarista jiil wanaagsan oo tayo fiican oo wax anfaca bulshadooda.
 
Maxamuud ismaaciil jaacmac oo ka mid ah howl wadeenada dugsiga h/dhexe/sare ee AL-FURQAAN ayaa isagu ka soo jeediyay madashaas khudbad aad ay ula riyaaqeen kaqaybgalayaashii xafladu waxa uu si wayn u lafa guray xaalada waxbarsashada ee magaalad badhan oo uu ku tilmaamay in ay marayso meeshii ugu wanaagsanayd.
 
Axmed siciid c/cbdale oo  ah maamulaha machadka tayo college ayaa talooyin qiimabadan u soo jeediyay bulshada ku dhaqan magaalada badhan iyo guu ahaan g/sanaag waxa uu tilmaamay in loo baahanyayhay in layska kaashada kor uqaadista waxbarahsada iyo in daacad laga noqdo dardargelinta barnaamijyada la xidhiidha waxbarshada,ismarkaana loo baahanyahay in laga dheeraado dhamaan waxyaabaha keeni kara caqabado iyo curyaaminta adeegayada waxbarashada.
 
Dadkii ka hadlay xaflada oo tiro badnaa ayaa dhmaantood waxa ay hoosta ka xariiqeen baahida loo qabay machad lagu barto shareecada islaamka.
 
Macadkani waa kii ugu horeeyay oo noociisa ah laga hirgeliyo magaaldada Badhan.
PICT1391
PICT1400
PICT1404
PICT1406
PICT1407
PICT1408
PICT1409
PICT1414
PICT1416
PICT1396
PICT1419
Yasiin cali ciise
Somali Public Radio
Badhan

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Discussing the LRT Impact (Dont Pass Us By)

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos