Banner
Tuesday, January 18 2011

Tacsi Tiiraanyo leh: Duqii magaalada Hadaaftimo oo geeriyooday

Written by Sugulle Warsame Sugulle

Hadaaftimo (SPR): Waxaa magalada  Hadaaftimo ee gobolka Sanaag ku geeryooday ilahay janno  iyo raxmoba ha ka waraabiyo Marxuum Maxamuud Cabdi Saalax Ahmed Garaad ayaa habeenimadii bishu markey ahayd January 17th, 2011 ku geeriyoodey isla markaana aas qaran loogu sameeyey isla degmada Hadaaftimo.

Marxuumka ayaa maanta waxaa aaskiisa ka qayb galay dadwayne aad u farabadan oo ka kala yimid magalada Hadaaftimo iyo nawaaxigeedaba. Waxaa aaska marxuumka ka qayb galay dad farabadan oo uu ka dhe xmuuqday Sultaanka Warsengeli, Sultaan Siciid Suldaan Abdi-Salan Garad Maxamuud, Culimaa u’diin, odayaal, iyo dhalinyarabo.

Marxuumka  ahaan jiray dadkii berigii hore ka shaqayn jiray magalada Cadan, laakin intii danbe cimrigisa ku qaatay magalada Hadaaftimo isagoo ahaa duqa magaalada taniyo sanadkii 1990. 

Marxuumka ayaa  lagu yiqin wanaag fara badan, dhexdhexaadnimo, daacadnimo iyo ilaah ka cabsiba, Geeridiisuna ku noqotey dadka mid laga naxo.

Waxaan ilaahay marxuumka iyo intii ka horaysayba uga baryeynaa inuu u furo albaabada janadisa Firdowza, ehelkii iyo qarabadii iyo asxaabtii uu aduunka kaga tegay samir iyo iiman ka siiyo.

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Discussing the LRT Impact (Dont Pass Us By)

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos