Banner
Monday, January 24 2011

Wareysi: “Cidii madaxda aflagaadeysey waa in sharciga la hor keenaa”……. Gudoomiyaha degmada Yube ee maamulka Somaliland.

Written by Jaamac Nuur Muuse

Ceerigaabo (SPR): Waxaa magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag dhawaan ka dhacdey in taliyaha ciidanka Sirdoonka gobolka Sanaag ee maamulka Somlialand uu soo xirey nin dambiyo lagu soo eedeeyey. Taliyaha ayaa cadeeyey ninkaasi in uu maamulka Somaliland u xiranyahay, laakiin dad u arkay ninkaasi in arimo qabiil loosoo xirey ayaa arintii ka gadoodey.

Dadkan ayaa la sheegey in ay saxaafadaha kusoo qoreen ama kaga hadleen arimo anshaxa saxaafada ka fog oo lagu aflagaadeynayo gudoomiyaha degmada Yube Ibraahin Maxamed Xassan oo lahaa gaarigii markaasi lagu soo xirey ninkan eedeysanaha ah, sidoo kale dadkan qaar ka mid ah ayaa dacwooyin xareeyey oo ay ku eedeynayaan taliyaha sirdoonka gobolka Sanaag, Xeer ilaaliyaha gobolka Sanaag, Xoghayaha dowlada hoose ee Ceerigaabo, saraakiil ka tirsan Booliska iyo duqa dagmada Yube in ay isku beelyihiin isla markaana ay arintan isla fuliyeen.

Arintan ayaa waxaanu ka wareysaney duqa magaalada Yube oo eedeymahan iska fogeeyey kuna tilmaamay mid caadifad ku dhisan isla markaana ah laab la kac ah, loona baahanyahay hadii ay cadeymo haynin cidii arintan soo jeedisay in talaaba sharci ah lagu qaado.

Download

Add comment

Qoraalka Comment-ga Kama turjumayo Ra'yiga SPR. Hase ahaate waxa uu ka turjumayaa ra'yiga cidda qortay.


Security code
Refresh

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos