Somali News
Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyay ra'iisul wasaaraha cusub ee dalka Soomaaliya kadib markii cod gacan taag ah loo qaaday Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke.
Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ayaa ka hor yimid qorshe la doonayo in ciidamo Ethiopian ah lagu geeyo magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, halkaasi oo ay ka baxayaan ciidamada dowlada Sierra Leone.
Wednesday, December 24 2014

R/wasaare Cumar C/rashiid oo baarlamaanka hortagaya

Written by Admin
Waxaa maanta la filayaa in xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya uu hortago ra'iisul wasaaraha cusub ee dalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke si uu kaga helo codka kalsoonida.
Maamulka degmada Tayeeglow ee gobolka Bakool, ayaa ka hadlay xaalado abaaro ah oo ka jira deeganaada hoostaga degmada Tayeeglow ee gobolka Bakool. Degmadaasi ayaa dhawaan laga furay maxkamada ciidamada qalabka kadib booqasho uu ku tagay wasiirka gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya. Gudoomiyaha…
Xisbiyada mucaaradka dowlada Kenya ayaa kasoo horjeestay sharciga la dagaalanka argagixisada oo dhawaan ay ansixiyeen baarlamaanka iyo madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta. James Orengo, oo ka tirsan xisbiga isbaheysiga dib u habeynta Dimuqraadiyada ee CORD ayaa u sheegay qaadiga ugu…
  • «
  •  Start 
  •  Prev 
  •  1 
  •  2 
  •  3 
  •  4 
  •  5 
  •  6 
  •  7 
  •  8 
  •  9 
  •  10 
  •  Next 
  •  End 
  • »
Page 1 of 589

SPR 3rd annual event

Degan Ali: Keep the life line open

Afhayeenka Ololaha Abdi Warsame Oo Bixiyey Waraysi

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos