Banner
Admin

Admin

E-mail: This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Minneapolis (SPR): Waxaa dhamaantiin la'idinku casumay in aad kasoo qayb gashaan doodii u horaysay abid ay qowmiyada Somaalida u qabatay dhamaan murashaxiinta u tartamaysa duqa Magaalada Minneapolis. Doodaan ayaa ka dhacayso Hoolka caanka ay shirarka Somaalida ku qabsooma ee Safari Restaurant and Banquet Hall, taarikhdu markay tahay 05/31/2013, saacaduna 06:00 PM. Doodaan ayaa waxaa kasoo qayb galaaya 5 murashax magacyadoodu hoos ku qoran, hogaamiyayaasha Somaalida noocyadooda kala duwan, ururka DFL-Somali Caucus, Ardayda Somaalida, saraakiisha laamaha amniga iyo dadyowga kale ee reer Minneapolis. Magacyada Murashaxiinta ayaa kala ah

1- Betsy Hodges

 2-Don Samuels

 3-Gary Schiff

 4-Jackie Cherryhomes

5-Mark Andrew

Dhamaan murashixiinta ayaa ka doodi doona mawduucyada ay sida gaarka u xiiseeyaan qowmiyada Somaalida. Mujtamaha Somaalida ayaa door muhiim ah ka qaata dhinacyada ay kamid yihiin dhaqaalaha, nabadgalyada iyo waxbarashada, iyadoona Soomaalidu ay tiro muuqata kaga jiraan qowmiyadaha laga tirada badan yahay ee ku dhaqan gobolka Minnesota.

Barnaamijkaan ayaa sidoo kale live uga daawan kartaan www.safarirestaurant.net or www.ustream.tv/channel/somalimaitv, iyadoo idaacada Somali Public Radio ay idiin soo gudbin doonto warbixin, sawiro iyo muuqaalo kala duwan oo la xiriirta barnaamijkaan.

Daawo Muuqaal casumaad ah: https://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=QNclBD0J3kk

Warbixintaan ayaa waxaa nasoo gaarsiiyey Mulkiilaha Hoolka Shirarka Safaari kana mid ah hogaamiyayaasha Somaalida Minnesota Mudane Abdirahman Ahmed (Cabkoos).

Cidii danaanayso xafladaan waxay soo wici karaan telka: 952-201-0584.

DAAWO VIDEO:

 

Boosaaso ( SPR ) : Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdi samad Cali shire ayaa maanta si rasmi ahu daahfuray Imtixaanka Centerlizka ee dugsiyada sare iyo dhexe e deegaanada Puntland gaar ahaan Ardayda Iskuulada magaalada boosaaso,Waxaana furitaankii Imtixaanka ku weheliyay Madaxweyne ku xigeenka Wasiirka Dekedaha,Wasiir ku xigeenka Waxbarashada,Gudoomiyayaasha Siyaasada iyo Waxbarashada ee gobolka bari iyo Duqa degmada Boosaaso.

Imtixaanka guud ee Ardayada dhamaynaynaysa Dugsiyada sare iyo dhexe ayaa guud ahaan
deegaanada Puntland waxaa u fariistay8517 arday,dugsiga sare 2571 arday halka dugsiga
dhexena ay u farsiiteen 8,000 oo Arday.

Wasiir ku xigeenka Waxbarashada Puntland ayaa sheegay dowlada uu Madaxweynaha ka yahay
C/raxmaan Faroole in ay ka guulaysatay midaynta Imtixaanada dugsiyada sare iyo dhexe
ayna bilowday imtixaankan centerlizka.

Cabdi samad Cali Shire,Madaxweyn ku xigeenka Puntland ayaa dhiiri galiyay
Ardayda u fariisanaysa Imtixaanka gabagabada ee Dugsiga sare iyo ka dhexe,
waxaana uu ku bogaadiyay in ay si degan u galaan Imtixaanka,iyadoona isla
goobta uu ka hadlayay oo ahad Iskuulka Sare ee Xamdaan uu ku furay
qaybtii ugu horaysay Imtixaanka gaar ahaan Maadada Tarbiyada oo lagu fur
ay.

Boosaaso ( SPR ) : Ciidamada Amaanka Boosaaso ayaa wada baaritaanka Kooxihii ka dambeeyay dilka Askari ka tirsan ciidanka Puntland oo ay habeenkii xalay lagu toogtay bartamaha magaalada gaar ahaan Suuq Caanaha ee magaalada Boosaaso.

Askariga la dilay ayaa la sheegay in laga soo badalay Aaga deegaanka Qaw ee duleedka bari ee Boosaaso halkaasi oo horay ay ciidamada Amaanka ay uga fuliyeen weeraro ay kula dagaalamayeen Alshabab,waxaana dilka Askarigani la tilmaamay in ay ka dambeeyeen Sedex dhalinyara ah oo ku hubaysan Baastoolada.

Lama oga ilaa iyo hada howl galada ay Ciidamadu sameeyeen tirada dadka ay soo qabteen mana jiiro wax war ah oo dhanka dowlada kasoo baxay oo ku aadan dilka Askarigaasi.

Adis ababa ( SPR ) : Wasiirada arimaha dibada ee dalalka ku bohoobay Urur goboleedka IGAD ayaa sharci daro ku tilmaamay doorashooyin dhowaan ka dhacay Magaalada Kismaayo sida lagu sheegay warbixinta horudhaca ah ee kasoo baxaysa kulanka Wasiirada dibada ee IGAD.

Qodobo horudhaca ah oo ay isla falan qeeyeen Wasiirada Arimaha dibada Igad ayaa la filayaa in kulanka caaway ee ay Madaxda dowladaha Igad ay ku yeeelanayaan Adis ababa lahorkeeno,iyadoona ugu dambayn ay Madaxweynayaashu ay qodobo kasoo saari doonaan Arimaha jubooyinka iyo sida lagu xalinayo.

Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubada hoose ayaa lagu dhisay Maamul ay doorteen Ergooyink ilaa 500 oo xubnood gaaraya waxaana ay Madaxweyne ugu doorteen Axmed Madoobe in uu noqdo Madaxweynaha Maamulka Juba land State,waxaana sidoo kale isla Kismaayo Madaxweyne sheegay in loogu doortay Jubooyinka Kornayl Barre Hiiraale oo horay Xildhibaan Baarlamaan uga soo noqday dowlada federaalka sidoo kalena qabqable ka ahaan jiray deegaanada Jubooyinka.

Kulanka ay yeelanayaaan Madaxweynayaasha IGAD ayaa la filayaa ugu dambayn in lagu xaliyo khilaafka ka taagan Jubooyinka gaar ahaana Maamulada halkaasi sheeganaya in lagu doortay iyo Ictiraaf la aanta ee dowlada Federaalka.

Monday, May 20 2013

What is Best for Somalia?

On May 7, 2013 a conference was held in London hosted by UK Prime Minister David Cameron and Somali President Hassan Sheikh Mohamud. The purpose of the conference was to express and display support for the new Somali government and to fundraise for the reconstruction of the war torn country. Somalia is now poised at the forefront of a tremendous opportunity and the biggest challenge it faces is “to get it right”. Now blessed with the necessary resources to begin the rebuilding process, the focus needs to shift to creating an environment in which success will result. Somalia is fortunate to have incredibly talented people who can make this happen but only if they come together to work for the common good. Corruption as well as partisan selfishness and bickering, must be overcome to unite our country and rebuild this struggling nation into its rightful place in the international community.

 

Political: 

It is fully recognized that the challenges Somalia faces at this point are not going to be resolved easily. The country has evolved into its current state over many years and it will take time, compromise and cooperation at many levels for the country to begin to operate as a productive, cohesive entity. It seems imperative that President Hassan Sheikh Mohamud should reach out to the individual state governments and enlist their assistance and cooperation. Heavy handed directives have never worked well. Mr. Mohamud would be well advised to allow all Somalis, through state representation, to “buy into” the rebuilding process. Seeking input, compromising and garnering cooperation will move the process much faster and more effectively than authoritative directives.

Perhaps the first step forward should begin with a “Cooperation Conference”. It always seems that the best place to start is by setting the ground rules and by allowing everyone to be affirmed as “stakeholders” in the outcome. Past differences must be set aside to allow for a new beginning. Working together as a united Somali people will be much more effective for the betterment of the country as a whole. Working cooperatively is the only way Somalia will be able to combat the forces that would keep it from succeeding.

Money donated to Somalia:

Millions of dollars have been donated to Somalia to rebuild the infrastructure of country. The primary objective of the Government should be to make absolutely certain that the funds received be used for the purpose intended. Past history has shown that corruption always has been and may continue to be alive and well. Somalia cannot squander this opportunity through lack of vigilance and transparency. The Government must work together with the States to manage and safeguard these assets to insure their proper use and distribution. Every dollar received should be accounted for and full transparency of the manner spent should be open to scrutiny.

As part of the Cooperation Conference, President Hassan Sheikh Mohamud should enlist the input of the leaders of the member States for their ideas on a plan for how to assure fair and defensible distribution of the money received could be used to stabilize the country. Naturally there will be many different viewpoints but this is exactly the manner in which conflict resolution begins. Participation in the distribution of the proceeds will come to those who contribute and cooperate. Everyone in Somalia must come together to solve the problems. Participants will have a choice to be part of the problem or part of the solution.

On a more specific level the money should be used in each state to be build infrastructure such as schools, hospitals, police and security forces, city infrastructure such as Sewer, clean water, roads, and other basic human necessities.. Providing solutions to basic necessities will unburden the people and allow for more broad-based and innovative thinking. The President is strongly advised to think outside of the box and in doing so he will offer an excellent example to the people of Somalia to become creative in their thinking as well.

It is imperative that individual States maintain a certain level of autonomy. Each state should be allowed to receive, manage and determine appropriate distribution of funding to rebuild its own infrastructure. It is understood that the States will also be held accountable for full transparency of the funds distributed and further participation in distributed funds will be directly related to the previous use of funds and the proper accounting of those funds.

Security:

Security challenges may prove to be the main problem to solve problems in Somalia. Strong consideration should be given to a National Guard type force comprised of members of all of the clans. Security forces should be paid fairly and trained appropriately to protect, defend, and serve the greater common good. City police, state police, and federal police should also be developed and trained from the best available members of all the different clans. Funding participation for security enhancements on the State level should be transparent and detailed accounting should be mandatory for continued participation. Therefore, in order to gain the prober security, security forces should be recognized by their performance. The federal government should also support state government forces such as Puntland, Jubaland state, Makhir state, Khatumo state, Owdal state, and etc. The money from this London conference should be used to empower these state forces that are eager to fully implement the federal system. “This will happen when Hassan Sheikh Mohamud accepts that state governments are not exceptional rather necessary for their own benefit”,

Monitoring the money:

There are several reasons why the to be distributed should be monitored closely and controlled judiciously. The International Community needs to be assured that it’s contributions are being spent in accordance with their intentions. The Somali Government must gain the respect of the International Community that it takes its’ responsibilities seriously and is acting in accordance with the intentions associated with the contributions received. Transparency at all levels must be implemented and proper accounting should be timely employed and mandated at all levels. An accountability team should be charged with the responsibility of scrutinizing the money distribution based upon a set of guidelines established at the beginning of the process. The Somali people must gain confidence in the government’s ability to act fairly and properly as well and thus transparency should be provided to the lowest levels.

Advice to the international community:

It is with deep gratitude that we offer our sincere thanks to our benefactors in the international community including but not limited to the United States, United Kingdom, Turkey, and all of the other European countries, and the rest of the world. It is fair and just that these countries learn how their donations have been put to use. The process of rebuilding Somalia should be readily and regularly shared so that all of the “stakeholders” through out the world will have an understanding the progress that is being made. These contributions to Somalia are a test and not just a gift. President Hassan is directly responsible and accountable for all of the money received. It is up to him to demonstrate that he has the best leadership skills for the job and that he will be able to control the government through his management and guidance.

Need real changed:

As Somalia is rebuilt into an active participant in the international community change must happen. It will not happen overnight but plans must be devised to start the process heading to the right direction. Change will happen when we all come together to present and discuss the real issues and work to resolve these issues together. As a human being we all make errors and mistakes, our errors and mistakes should be lessons learned and not repeated. We can make change happen only if we respect and believing in the coming change.

 

Conclusion:

if the proper steps are taken seriously we will all win together against corruption, civil war, and terrorist threats. Unless we stand together and unite in our efforts we will have a difficult time in succeeding. Cooperation, compromise, planning, proper execution, transparency and full accountability seem to be the best course of action. We must be successful in our management in order to gain the trust and respect of the larger International Community we seek to be on equal standards with.

 

By AhmedMubarak Mohamed (Ahmed caato)

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Khartuum ( SPR ) : Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga dowladda Federaalka ee Soomaaliya C/xakiim Maxamuud Xaaj Fiqi ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay caasimada dalka Sudan ee Khartuum,iyadoona isla maanta ay kulamo la qaateen Madaxda dalka Sudan gaar ahaa Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumada wadanka Sudan.

Cxakiim Xaaji Maxamuud  Fiqi ayaa u mahadceliyay dowladda Sudan iyo Sida walaaltinimada leh ay u garab istaagan tahay Gaar ahaan Siyaasada,Waxbarashada Caafimaadka iyo Arimo kaloo fara badan.

Wasiir Fiqi ayaa kula kulmay Xafiiskiisa dhigiisa dalkaasi,iyadoona ay ka wada hadleen Arimo badan oo la xiriira Milatariga iyo Ciidanka gaara ahaana sida ay Sudan gacan uga gaysan lahayd Nabad kusoo celinta Soomaaliya.

 

sudan1

sudan

suda

 

 

Boosaaso ( SPR ) : Kaluumaystada Iiraaniga ah ee ay Maalintii shalay xukuntay Maxkamada Darajada Koowaad ee gobolka
bari ayaa sheegay in aanay bixin karn lacagaha lagu ganaaxay,waxaana ay sheegeen lacagta doolarka ah in ay dalkooda aad
qaali uga tahay,aysana haysan 300 oo doolar iska daa lacag 5000 oo doola gaaraysa.

C.xakiim oo kamid ah Naakhuudayaasha 5ta doonyood ee loosoo qabtay jariifka ayaa ka codsaday Maxkamada in laga khafiiyo
Xukunka iyadoona ay tilmaameen in aanay awood u lahayn lacagahaasi,ayna ka yimaadeen Caruur iyo haween.

Gudoomiyaha Maxkamada Darajada Koowaad ee Gobolka Bari Sheekh Aadan ayaa sheegay in hadii mudo 45 maalmood
ah lagu bixin waayo ganaaxa la saaray eedeysanayaasha iyo qalabkoodii in ay dowladu ugu badalayso dadka eedeysan Xabsi
halka doonyaha iyo hubka ay la wareegayso dowladu.

Xukunkii ay Maalintii shalay Maxkamadu riday ayaa ahaa in ganaax looga qaado 5ta doonyood 100,000 oo doolar midkiiba
Naakhuudayaasha oo 5 ahaa ayaa lagu xukumay midkiiba 5,000 oo doolar halka baxaarida lagu xukumay 2,000 oo doolar
12 dhalinyarada soomaalida ee ilaalada ka ahaa doonyahaasi ayaa lagu xukumay midkiiba 1,000 doolar.

Garowe ( SPR ) : Gudiga doorashooyinka Puntland ayaa mar kale dib u dhigay doorashada golayaasha deegaanka Puntland iyadoona
xiligii horay loo qorsheeyay dib looga dhigay markii labaad sida ay gudigu shaaciyeen.

Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Puntland  Maxamed Xasan Barre oo ayaa sheegay  in  dib
loo dhigay xiligii ay horay ugu qorsheeyeen in ay ku dhacaan doorashooyinka golayaasha deegaanka
lagana dhigay 15-ka July sanadan 2013 iyadoona horay uu qorshuhu u ahaa in ay qabsoonto
30 June sanada 2013.

Gudoomiyaha gudiga doorashooyinka ayaa u sababeeyay sababaha keenay in mudo 15 maalmood ah
dib looga dhaco doorashada  ayaa sheegay in uu yahay codsi ka yimi Urur siyaasadeedyada ku tartamaya
doorashada oo qaarkood ay weli wax uga dhiman yihiin soo xulitaanka musharaxiintii uga qayb gali lahayd.

 

Beledweyne ( SPR ) : Masuuliyiinta Maamulka gobolka Hiiraan,kan Degmada Beledweyne iyo Saraakiisha Ciidamada Amisom
ee ka socda dalka Jabuuti ayaa kormeer ku tagay Xaafadaha kala duwan ee magaalada Beledweyne
iyadoona kormeerka uu ku qotamay indha indhaynta goobo fariisino ay ka samaysanayaan
Booliska.

Guddoomiyaha Magaalada Beledweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan Cabdi Bashiir Aadan ayaa sheegay in kormeerkooda
uu salka ku hayo indha eegitaanka goobaha saldhigyada looga dhigayo ciidanka Booliska Soomaaliyeed
ayna kormeer ku tageen Afarta Xaafadooed ee ay ka kooban tahay Magaalada Beledweyne.

Cabdi Bashiir waxaa uu sidoo kale bulshada Beledweyne uu ugu baaqay in ay ka guraan
hareeraha wadooyinka geedka caligaroobka loo yaqaan ee sida aadka ah uga baxa deegaanada
koonfurta soomaaliya.

Ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee ka socda Dalka Jabuuti kuna sugan Beledweyne
ayaa ka qayb qaadanaya sidii Amaanka magaaladaasi uu u noqon lahaa mid dhamaystiran
iyadoona howl galo wada jira ah ay la sameeyaan Ciidamada Amaanka gobolka Hiiraan ee ay
iyagu tababareen.

Muqdisho ( SPR ) : Kulan ka dhacay garoonka diyaaradaha Aadan Cade Air port ee magaalada Muqdisho ayaa is afgarad waxaa uu ku dhex maray dowlada federaalka soomaaliya iyo Hay ada
u qaabilsan Qaramada Midoobay Maamulka Hawada Sare eeloo yaqaan Ecao.

Labada dhinac ayaa isku afgartay in si rasmi ah dowlada soomaaliya loogu wareejiyo
Maamulka Hawada Sare oo mudo 19 sano ah aan ku jirin gacanta soomaaliya ayna
Maamulaysay Hay ada Ecao xaruna ay u ahayd caasimada dalka Kenya ee Nairobi.

Wasiirka Warfaafinta dowlada federaalka Soomaaliya C/llaahi Ciilmooge Xirsi
ayaa sheegay dowladu in ay ku guulaysatay dib ula soo wareegitaanka Maamulkii
Hawada Sare ee Soomaaliya ayna isku afgarteen Maamulka Ecao ilaa 7 qodob
oo heshiisku ka koobnaa.

Wasiirka ayaa xusay in inta sida rasmiga ah qalabka iyo maamulkaba loogu soo wareejinayo
Muqdisho in xubno kamid ah dowlada ay kasii shaqayndoonaan halka ay haatan ku taalo
xarunta maamulka hawada sare ee soomaaliya oo ah Nairobi.

 

  • «
  •  Start 
  •  Prev 
  •  1 
  •  2 
  •  3 
  •  4 
  •  5 
  •  6 
  •  7 
  •  8 
  •  9 
  •  10 
  •  Next 
  •  End 
  • »
Page 1 of 189

Wareysi: Prof. AbdiWali Gaas

Hees: Boosaaso.. Xanfar Yare

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 1)

Dood Xasaasi Jubooyinka S.P.T.V (Part 2)

Wareysi Abwaan Qamaan CabdilWaaxid

Somali Public TV oo hawada soo galay

Sidee looga Ciidey Boosaaso

Run To Unite: Abdi Bile walks with Somalis in Minneapolis

Qandal: Ciidamada PL oo hub soo qabtey

Somali Community Minneapolis (Meet Your Representative)

Doodii Obama iyo Romney: Aragtida Somalida Minnesota

Minneapolis: Back to School Program

Cilmiga Badda: Barro Noocyada Kaluunka

BAAFIN: Sahra C/laahi Xuseen

BOOSAASO: Sideebaa looga ciidey?

Boosaaso: Tahriibayaal lasoo qabtey

Wiil 4jir ah oo ka war bixinaya Talaalka

Debate: Democratization of Puntland

Safari Restaurant; Your Choice for Iftar

SAFARI

Presidential Candidate: A/rahman M. A.Hashi

aabdirahmanhashi

Gabay: Salah Donyale

Minneapolis: Musharax Cabdiqaadir Yaasin Warsame

Barnaamijka Haweenka

doorkahaweenkagolahadeegaan

Doorka Haweenka Ee Burcad Badeeda

9656fa3efc512cc7d1146776c8ea9f23_XL

Dood: Dimuquraadiyeynta Puntland

dimuquraadiyeyntaPLdood

Featured Videos